Qiso cajiib ah: Hooyo ka heshay sida muslimiinta waalidkooda ula dhaqmaan, oo wiilkeedi masaajidka keentay.

QISO CAJIIB AH.

Masjid Ku Yaalo Dalka Fransiiska Ayaa Waxaa Yimid Wiil Cadaan Ah, Wuxuu u Yimid Imaamkii Masaajidka, Wuxuuna Ku Yiri:- Waxaan Rabaa Inaan Caruurta Muslimiinta Aan Wax La Barto!!, Imaamkii Ayaa Wuxuu Weydiiyey Aaway Waalidkaa? Cunugii Yaraa Ayaa Yiri Hooyadey Ayaa Ila Socoto Banaanka Ayay Taagantahay! Maadama Aysan Muslim eheen, Masjidka Ma aysan soo Galin.


 Imaamkii Ayaa U soo baxay Banaanka Wuxuu La Hadlay Islaantii, Wuxuuna Weydiiyey Sababta Ay Cunugeeda Masaajidka u Keentey? Isalaantii ayaa Waxay Tiri:-

Waxaan Leeyahay Deris Muslimiin Ah Caruurta Waalidkooda Mar Walba Gacanta Ayay ka Shumiyaan, Farxad ayaa ka Muuqato, Sidoo Kale Ma Arkin Muslim Waalidkiisa Ku Xareeyey Meelaha Dadka Waayeeladaa Geeyo, Ee Imaamow Cunugaan Wax ii Bar laga Yaabee in Sidii Caruurtiina oo Kale inuu Noqdo oo Uusan Igu Tuurin Meesha Waayeelada Lagu Xareeyo Markaan Duqoobo.
الا سلام دين الر حمه، الحمد الله علي نعمة الا سلام..

(ILAAHOOW DIINTAADA U GAR-GAAR, YAA RABBI).
HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:


WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.
donate Asalamu Caleykum wr wb, walal maku qanciyeen qoraalada aan soo galiyo, walaal si aan usii wadno oo websiteka usii shaqeeyo, nagu caawi waxaad noo awoodo. DONATE ku dhufo kadibna nagu caawi waxaad noo awood. mahadsanid.
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
SHARE
Walaal Donate ku dhufo kadibna nagu caawi intaad noo awoodo, mahadsanid.

Ibrahim Hashi ahmed

  • Facebook
  • Twitter
  • google+
  • youtube
author

MAAMULAHA WEBSITEKA :

Magaceyga waa Ibrahim Hashi Ahmed, ku nool wadanka mareykanka, milkiilaha webkaan iyo kuwo kale, waxaan aad u jeclahay qisooyinka sidaas baan u sameeyey webkaan, waxaan rajeynayaa in aad wax badan ka faaideysan doontaan..

Emailkaga kala soco qisooyinka cusub!

0 comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO: