Ma lagu Tusaa Qof kaa daran?, Markaas ayuu yiri Haa.Haddaba, waxaa loo geeyey Nin sidiisa oo kale ah, laakiin waxaa uu uga sii Liitay, Ninkaasi ma Hadli karo, wax ma Maqlikaro, Madaxana ma Dhaqaajinkaro.Intaas waxaa ka sii daran waxaa dhacday mar inay Ehelkiisa ay Arkeen asagoo Ooyaya oo ilmo ka socoto markay sii Fiiriyeen bay Arkee Dhiig, markay sii Raaceen dhiiggiina waxay arkeen in Labo Farood ay Go’an tahay waxa Goosteyna uu ahaa Dooli… waayo asagu ma Qaylin karo, Mana Dhaq-dhaqaaqi karo.Haddaba, Cabdallah Bincmah Wuxuu Yiri:-
Markaas ayaan Ogaaday inaan ku Suganahay Nimco weyn Allaah baana ku mahadsan. Haddaba Walaal, Marna Ma Qiimeesay Faa'iidada ay kuu leeyihiin Gacmahaga, Lugahaga, Indhahaga, Codkaaga, Mar kasta ku Shukri Allaah, Nimcadiisana Xusuusnoow
Asalamu Caleykum wr wb, walal maku qanciyeen qoraalada aan soo galiyo, walaal
si aan usii wadno oo websiteka usii shaqeeyo, nagu caawi waxaad noo awoodo.
DONATE ku dhufo kadibna nagu caawi waxaad noo awood. mahadsanid.
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
0 comments:
Post a Comment